Sannadku markii uu ahaa 1862kii, ayuu Faarax Nuur ku dhashay magaalada Burco miyigeeda, wuxuuna geeriyooday 1932kii. Inkastoo meheraddisu ay dhaqista xoolahaba u badnayd haddana ka muu madhnayn magaalada iyo sidda loogu dhaqmo. Faarax wuxuu ahaan jiray gabyaa caan ah oo isku darsaday feejignaan, fiiro badnaan ogaal iyo garasho dheere. Gumeysiga aad buu u necbaa lamana […]
RECENT COMMENTS