Soomaali: Labaatan iyo labo aamustiyo, shaqal irmaaneeya Ebyan iyo haddaan magac u yaal, ku arkay joornaalka Mar haddii afkeygii la qoray, Aabe iyo Hooyo Mar hadaan amaahsigii ka baxay, lagu ogoontoobay Abaal waxaa leh nimankii fartaa, soo abaabulaye Amiirnimo sin iyo garab jirteey, nagu abuureene Afafka qalaad iyo maxaa, eregta ii dhiibay Anaa macallimoo raba […]
RECENT COMMENTS