Jahawareerka ugu wayn ee ku dhacay dadka Soomaaliyeed waa qaabka dawladnimo ee aynu qaadanay iyo sida khaldan ee loo isticmaalay. Tusaale, inta badan goobaha shaqada waxay la daala dhacayaan farqiga wayn ee u dhaxeeya qaabeenta shaqada (work-as-designed) iyo qabashada shaqada (work-as-done). Midda hore waxay si toos ah u hagaysa sidee loo qaban karaa shaqada taalo, […]
RECENT COMMENTS