Taariikhdu waxay ku socotaa qawaaniin cilmi ah oo aan ku xirneyn qof waxa uu qabo ama uu jecel yahay. Sidaas darteed, markii la baraayo waa iney ku salaysnaataa hab cilmi. Qofka marka uu malo awaal cusub soo bandhigo waa iney leedahay manhaj iyo tixraacyo xaqiiqi ah oo uu ku xoojinayo macluumadka cusub. Internetka waxaa lagu […]
RECENT COMMENTS