Soomaali: Gabaygan waxaa tiriyey Abwaan Cige Aw Cali. Gabaygan wuxuu inugu tusaaleynayaa Abwaanka heerarka kala duwan ee uu qofku maro, laga soo bilaabo markuu calloosha gali iyo ilaa uu ciroolenimo gaaro: Markii hore Candhuuf baan ahaa Caano oo kale’e, Markii xigey Casaan Dhiigahoo Cad iyo Jiidh yeeshay, Markii xigey Calooshii Haween yaan ku cararaayey, Markii […]
RECENT COMMENTS