asc walal wan kusalamay wanda kumahadsan tahay tariikhda abaheen eed soo ururisay dadaalkana usoo martay marka bal isku day inad tariikhda na barto ood natusno walal thanks in abadan
salaamullah, walaalow aad baan uga xumahay ninkii la yiri afsoomaaliguu qoray in buugii koobaad oo laga qoray af qalaad lugu qoray, tan kale waxaan aad u jeclaan lahaa buugan oo afsoomaali ah inaan helo, waxaana ku noolahay malaysia sida aan ku heli karo adaan talo ka sugayaa, tan kale horta buugu afsoomaali daabacaad ah maleeyahay? waad mahadsantahay mudane.

walisomaliya sooma marin mid la mid ah maxamad siyaad barre wuxuu ahaa muwaadin dhab ah
thanks bro for the concern nd updates our beloved nd the late fathers profile,i will be waiting a head next week…
hi
im very hapy from your book.
please send me your book online.
very thanks.